Bogga Calamadu wuxu bilaabayaa in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah Abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta oo ahaa abwaanno idinka qarsoonaa,
Gabayga ugu horreeya ee caawa aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaan Muuse oo ka mid ah abwaanada ku sugan wilaayaadka Islaamiga ah, abwaanku wuxu jihaadka ka tiriyay gabayo badan, caawana waxan idiin soo gudbinaynaa gabay aan idiinka soo xulnay gabayadiisa, waana gabay uu ka tiriyay macrakadii lagu xasuuqay Yugaandhayska ee ka dhacday magaalada Buulo mareer.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 1aad)