Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah Abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta oo ahaa abwaanno idinka qarsoonaa,
Gabayga labaad ee caawa aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaan Abu Yaxye oo ka mid ah abwaanada ku sugan wilaayaadka Islaamiga ah, wuxuu ka mid ahaa abwaanadii dhawaan bandhigga gabayada ku qabtay magaalada Ceelbuur, gabayganna waa gabay qiimo badan oo ku saabsan dhiiri galinta Jihaadka.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 2aad)