Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 40 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid, gabaygaasi oo lagu magacaabo Isha Cali u fiirsada, Abwaanku wuxu gabayga uga hadlayaa guulaha Muslimiintu ay gaareen iyo jabka cadowga iyo dhacdooyin kale.
Gabaygan Abwaanku wuxu tiriyay intii uu Hargaysa joogay, waxana lagu tiriyaa in uu ka mid yahay gabaydii sababay in abwaanka xabsiga loo taxaabo.
Kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 40,aad)