Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 9aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay abwaanka caanka ah abwaan Taakow Macalin Ciise oo ka mid ah abwaanada ku nool wilaayaadka Islaamiga ah, wuxuna ka mid ahaa abwaanadii gabayadooda dhawaan kusoo bandhigay xaflad lagu qabtay wilaayada Galgaduud.
Gabaygan oo dhawaan laga baahiyay idaacadda Alandalus waa gabay uu kaga hadlayo gumaystaha iyo Xasan Garguurte uu dabo dhilif u ah. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 9aad)