Hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan ka soo saaray weerarkii barakaysnaa ee shalay ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen Godka Jilicoow ee magaalada Muqdisho, kalimadda hoggaanka sare waxaa jeediyay Sheekh Mahad Warsame Abuu Cabdiramaan Xafidahullaah.
Hoggaanka sare ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhanka kale bayaankan baaq iyo farriin muhiim ah ugu diray shabacka reer Muqdisho.
Halkan Ka Dhagayso Kalimadda Sh Mahad Warsame.