Ciidanka mujaahidiinta ee howlgalka ka wada dhismaha xarunta Godka Jilicoow ee magaalada Muqdisho ayaa dadka muslimiinta ah uga soo dhex bishaaraynaya dhismaha xarunta ay weerareen, halkaas oo saacaddii 6-aad ay gacanta ku hayaan ciidamada mujaahidiinta.
Walaalkii 4-aad oo ah amiirka majmuucada ragga Inghimaasiyiinta ee weeraray dhismaha xarunta ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan dhismaha xarunta Godka Jilicoow ee magaalada Muqdisho, isku dayo ay sameeyeen murtadiinta oo ay ku doonayeen inay kusoo galaan dhismaha ayuu sheegay inay fashiliyeen, walaalka mujaahidka ayaa sheegay in waxa ay u baxeen ay tahay kor yeelidda kalimadda Allaah Subxaanahu Watacaalaa.
Halkan Ka Dhagayso Codka Amiirka Mujaahidiinta Weeraray Godka Jilicoow.