Maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada Bakool, ayaa galabta xukun xaddu Riddo ah ku fulisay shan jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo murtadiinta.
Xadka ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay fagaare kuyaal degmada Tiyeeglow ee wilaayada islaamiga Bakool, waxaana fulinta xadka usoo daawasho tagay boqollaal ka mid ah bulshada magaalada, fagaaraha waxaa laga akhriyay xukunka kasoo baxay maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada Bakool.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Jawaasiista Galabta Lagu Dilay Tiyeeglow.