Maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee wilaayada islaamiga Baay, waxay gelinkii dambe ee shalay goob fagaare ah xukun xaddu Riddo dil ah kula fulisay ilaa afar jawaasiis ah oo la shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo kan murtadiinta.
Fagaaraha oo kuyaal degmada Buulo-fulaay ee wilaayada islaamiga Baay, waxaa soo buux dhaafiyay boqollaal ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada, si ay ugu indho qabowsadaan dilka jawaasiista murtadiinta ah ee indhaha u ahaa sirdoonnada saliibiyiinta iyo kuwa murtadiinta, waxaana fagaaraha laga akhriyay xukunka kasoo baxay maxkamadda islaamiga.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Maxkamadda.