Maxkamadda ku dhaqanka shareecada islaamka ee wilaayada islaamiga Sh/hoose, ayaa xukun xaddu Riddo dil ah ku fulisay 5 jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo murtadiinta, kuwaas oo dambiyo kala duwan ka gaystay wilaayaadka islaamiga ah.
Jawaasiistan lixda ah ayaa maxkamadda islaamiga ah ka hor qirtay inay yihiin basaasiin indho u ahaa sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo murtadiinta, masuul na ka ahaayeen duqaymo ay ku shahiideen dad muslimiin ah oo ka dhacay wilaayaadka islaamiga ah.
Boqollaal ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada Kuunya-barroow, ayaa goob joog ahaa fagaaraha xadka lagula fulinayay jawaasiista u shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta iyo kuwa murtadiinta, waxaana goobta laga akhriyay xukunka maxkamadda shareecada islaamka.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Maxkamadda Islaamiga Ah Ee Sh/hoose.