Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Mucaaradka Oo Sheegay In Mujaahidiintu Qabsan Doonaan Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Mucaaradka Oo Sheegay In Mujaahidiintu Qabsan Doonaan Somalia.

February 22, 2025

Siyaasi Idiris Xasan Faarax oo ka mida siyaasiyiinta mucaaradsan murtad Xasan Gurguurte ayaa waraysi uu bixiyay kaga warbixiyay fashilka siyaasi iyo midka millatari ee kooxda Riddada Soomaaliya.

Siyaasigan ayaa tilmaamay in nidaamka Riddada ee dowladaha saliibiyiinta ah dalka ka dhisteen uu noqday mid fashilmay, kooxda Riddada iyo maamul goboleedyadana ay dhabarka isku jeediyeen, isaga oo tusaale usoo qaatay halka ay kala joogaan kooxda Gurguurte iyo maamullada Deni iyo Axmed Madoobe.

Wuxuu dhanka kale sheegay siyaasigan in kooxda Riddadu ku fashilantay duullaankii ay kusoo qaaday wilaayaadka islaamiga, Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab na ay awooddeedu sii xoogeysatay, wuxuu sheegay in Mujaahidiintu qabsan doonaan Soomaaliya.

Kooxda Riddada ah ee uu hoggaamiyo murtad Xassan Dal-xaraashe ayuu Idiris tilmaamay inay mari doonto halkii ay martay xukuumaddii Riddada ee Afghanistan, magaalada Muqdishona ku dambayn doonto wixii ay Kaabuul ku dambeysay.

Hadalka siyaasigan oo ka mid ah xubnaha mucaaradsan kooxda Riddada ee uu hoggaamiyo murtad Gurguurte, ayaa kusoo beegmaya xilli Villa Somalia ay wajahayso cadaadisyo xooggan oo siyaasadeed, dhanka kalena kusoo jabtay duullaankii ashahaada la dirirnimo ee ay kusoo qaaday wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Ka Dhagayso Codka Siyaasi Idiris.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2025/02/CODKA-SIYAASI-IDIRIS-XASAN-FAARAX.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Weerarkii Cagta Lagu Mariyay Saldhigga Maleeshiyada Gurguurte Ee Cali Fooldheere.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -23-08-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-09-1447-Hijri.

March 4, 2026
Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada