Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Odayaasha Xawaadle Oo U Hub Qaatay Dagaal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Cali Jayte.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Odayaasha Xawaadle Oo U Hub Qaatay Dagaal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Cali Jayte.

January 28, 2025

Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka beesha Xawaadle ayaa kusoo gaba-gaboobay deegaanka Booco ee dhaca Bariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.

Beesha Xawaadle ayaa si adag uga hadashay duullaanka cusub ee murtadiintu kusoo qaadeen bariga Hiiraan oo ay degto beesha Xawaadle, waxeyna odayaashu shaaca ka qaadeen inay hubkooda lasoo baxeen oo ay la dagaalamayaan murtadiinta duulaanka ah. waxay dhanka kale fariimo adag u direen hoggaanka murtadiinta iyo saraakiisha horkaceysa duulaanka cusub.

Hoos ka dhagayso codadka kalimaadka laga jeediyay kulanka usoo gabagaboobay odayaasha iyo waxgaradka beesha Xawaadle ee ka dhacay deegaanka Booco.

Dhagayso Kalimadda naqiibka guud ee beesha Xawaadle naqiib Xaaji Cabdiraxmaan Xiirey.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2025/01/Naqiibka-Guud-Ee-Beesha-Xawaadle-Naqiib-Xaaji-Cabdi-Raxmaan-Xiireey.mp3

Dhagayso Kalimadda Nabaddoon Axmed Cismaan Goolis.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2025/01/Nabadoon-Axmed-Cismaan-Goolis-oo-ka-mid-ah-nabadoonada-beesha-Xawaadle.mp3

Dhagayso Codadka Nabadoonada Juffooyinka Beesha Xawaadle.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2025/01/Nabadoonada-Juffooyinka-Beesha-Xawaadle-2.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -28-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-02-1447-Hijri.

August 19, 2025
Maamulka Cirro Oo Turkiga Ku Eedeeyay In Uu Fara-gelin Ku Hayo Maamulkooda.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Cirro Oo Turkiga Ku Eedeeyay In Uu Fara-gelin Ku Hayo Maamulkooda.

August 19, 2025
Faahfaahin: 7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Bakool.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: 7 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Bakool.

August 18, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada