Afhayeenka ciidanka mujaahidiinta sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu warbaahinta u qabtay kaga warbixiyay howlgalkii Istish-haadiga ee uu maanta walaal mujaahid ah oo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ka fuliyay kuliyadda Jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho, kaasi oo beegsaday saraakiil caddaan gaalo reer Yurub ah oo xerada u joogay tabobarka saraakiisha ciidanka Riddada.
Sheekh Abuu Muscab ayaa xaqiijiyay in saraakiisha reer Yurub ee camaliyadda lala beegsaday ay ahaayeen 6 sarkaal, kuwaas oo laba ka mid ah howlgalka ku halaagsameen, halka afarta kalena dhaawacyo daran soo gaareen, sidoo kale waxaa camaliyadda ku halaagsamay 14 saraakiil murtadiin ah, halka 21 kale oo saraakiil ahna ay ku dhaawacmeen.
Halkan Ka Dhaagayso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.