Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga Al-andalus kaga warbixiyay weerar cagmarin ah oo galabta ciidamada mujaahidiintu kusoo af-jareen maleeshiyo murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka deegaanka Ceel-qooxle.
Khasaaraha dhimasho ee weerarkan kasoo gaaray murtadiinta waa 10 askari, halka dhaawacana uu gaaray 7 kale, waxay ciidamada mujaahidiintu weerarkan kusoo qaniimeysteen 4 qori oo RPG ah, 1 qori PKM ah, 5 qori AK47 ah, gaari NOHO ah.
Waxaanu helnay magacyada qaar ka mid ah maleeshiyaadkii murtadiintii lagu dilay weerarka, waxaana ka mid ahaa, murtad Abuukar Cusmaan Xaalle, Gaabow Cabdullaahi Cilmi oo ah sarkaal ah waana halaagsamay, Yuusuf Barqadle Xuurshow (Gololey), Cumar Muumin Sanqoolle, Muuse Cabdi Makaraan Ciydheere, Shariif Geelle Axmed Garaad, waxaan sidoo kale helnay magacyada murtadiinta ku dhaawacantay weerarkaan waxaana ka mida, Muuse Cali Xaalle Waasuge (Naliye), Xusseen Biyow Guurre (Cali Rarte), Cabdulle Jimcaalle Junbur (Jarjar) iyo Colow Guurre Hagar waa sarkaal waana dhaawac.
Halkan Ka Dhaagayso Waraysiga Waaliga Hiiraan.