Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Sh Yuusuf Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weerarkii Daaru-nicma Iyo Howlgallo kale.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sh Yuusuf Kabakutukade Oo Ka Hadlay Weerarkii Daaru-nicma Iyo Howlgallo kale.

July 4, 2023

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakutukade ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Andalus kaga warbixiyay weerarkii dhowaan ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga  maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Daaru-nicma ee Sh.dhexe.

Sheekha ayaa ugu horrayn wax laga waydiiyay weerarkii dhowaan ka dhacay deegaanka Daaru-nicma ee ay ciidanka mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaankaas, sidoo kale waxa sheekha wax laga waydiiyay howlgal kale oo ka dhacay isla deegaanka Daaru-nicma oo saraakiil sare looga dilay murtadiinta.

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise oo ka jawaabayay sababta ay mujaahidiintu u burburiyeen masjidka deegaanka Daaru-nicma ayaa sheegay in masjidka oo horay u ahaa mid lagu caabudo Allaah ay maleeshiyaadka murtadiinta markii ay soo galeen deegaankaasi ay u badaleen xarun dagaal oo ay kaga dhuuntaan xabadda mujaahidiinta, sidaas darteedna ay mujaahidiintu u burburiyeen maadaama ay masjidkaas ay gabbaad ka dhigteen murtadiinta.

Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga Oo Dhamaystiran.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/07/Sheekh-Yusuf-Kabakutukade-Weeararkii-Darunicma.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Barnaamij Ah Oo Lagu Falanqeeyay Filimka Dagaalladii Yeed Iyo Aato.
Next: Mujaahidiinta Oo Weerar Madaafiic Ah Ku Qaaday Xarunta Madaxtooyada Muqdisho.

Related Stories

Xassan Gurguurte Oo Ka Degay Addis-ababa, Lana Kulmay Abiy Axmed.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Ka Degay Addis-ababa, Lana Kulmay Abiy Axmed.

October 12, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-04-1447-Hijri.

October 12, 2025
Sarkaal Iyo Askar Kooxda Gurguurte Looga Dilay Muqdisho, Lafoole Iyo Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Kooxda Gurguurte Looga Dilay Muqdisho, Lafoole Iyo Afgooye.

October 12, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)

October 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada