Gelinkii dambe ee shalay fagaaraha mucallin Aadan Xaashi Ceyrow degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbada dhexe, waxaa ka dhacay xukun xaddu Riddo ah oo lagu fuliyay koox jawaasiis ah oo ka kooban 5 xubnood, kuwaas oo la shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo kuwa murtadiinta.
Kumannaan ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Jilib, ayaa goob joog ahaa fulinta xadkan oo ka mid ah xuduuda Allaah, waxaana jawaasiista shanta ah ee xadka lagu fuliyay ay maxkamadda islaamiga ah ka hor qirteen dembiyada ay kula kaceen dadka muslimiinta ah.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Jawaasiista Lagu Dilay Jilib.