Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faahfaahiyay Duullaankii Kudhaa.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faahfaahiyay Duullaankii Kudhaa.

January 21, 2026

Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo ah afhayeenka ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku faahfaahiyay weerarkii cagmarinta ee ay ciidamada mujaahidiintu ku xoreeyeen jaziiradda Kudhaa ee ka tirsan wilaayada Jubbada hoose.

Sheekh Abu Muscab ayaa xaqiijiyay in weerarka Kudhaa lagu dilay inka badan 113 murtad iyo dhaawaca 47 kale, inta magacyadooda la helay saraakiisha weerarkaan lagu dilay ayuu sheegay inay gaarayaan ilaa 5 sarkaal oo goobta lagu dilay, inka badan 15 maxaabiis murtadiin ah inay mujaahidiintu ku qabteen weerarkan ayuu sidoo kale xaqiijiyay.

Sheekh Abuu Muscab ayaa sheegay in weerarkan uu aargud u yahay dadka muslimiinta ah ee ku dhaqan wilaayaadka islaamiga, gaar ahaan shacabkii Maraykanka iyo murtadiinta Jubbaland ku xasuuqeen degmada Jammaame, farriin adag ayuu sheekhu u diray maleeshiyada maamulka ashahaada la dirirka Jubbaland, wuxuu farriin gaar ah u diray maleeshiyada Liyuu Booliska Riddada ee Soomaali-galbeed looga soo daabulay inay xasuuqaan shacab muslimiin ah oo aan waxba galabsan.

Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa dhanka kale diray farriimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin mid ku socota dadka u kala goosha Muqdisho iyo gobollada dhexe, si gaar ah ayuu sheekhu ugu caddeeyay shacabka halkaas ku socdaala in mujaahidiintu jareen waddada isku xirta Cadalle iyo Ceeldheer, wuxuu sheegay inay waddadu miineysan tahay oo aan la mari karin, ciddii martana ay nafteeda ku qamaartay.

Wuxuu sidoo kale sheekhu ka warbixiyay howlgallo kala duwan oo ka kala dhacay wilaayaadka islaamiga ah, kuwaas oo qaarkood lagu fashiliyay weeraro habeen-dheelmad ah oo murtazaqada Maraykanku kusoo qaadeen wilaayaadka islaamiga ah, oo uu ka mid yahay weerar lagu fashiliyay deegaanka Buur-eylo ee Baay, halkaasi oo askar looga dilay tiro askar Danab ah, bulshada wilaayaadka islaamiga ah ayuu sheekhu ugu bishaareeyay in cadowgu jabeen oo ay ku jiraan rafadkii u dambeeyay, wuxuu ugu bishaareeyay inay haystaan rag mujaahidiin ah oo derbi u ah, kuwaas oo ka hortagay duullaannada habeen-dheelmadka ah ee ay saliibiyiinta Maraykanka iyo murtazaqadooda soo qaadeen, una diyaarsanyihiin inay ka hortagaan isku day kasta oo ka dhan ah wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Ka Dhagayso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2026/01/Shir-Jaraaid-Kudhaa-Sheekh-Abuu-Muscab-02-Shacbaan-1447.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaatka Mujaahidiinta Oo Ku Dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha (Bayaan).
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-08-1447-Hijri

Related Stories

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 12-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 9, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -21-09-1447-Hijri

March 9, 2026
Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Saakow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Koox Jawaasiis Ah Oo Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Saakow.

March 9, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada