Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, waaliga wilaayada islaamiga Hiiraan, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga ee Al-andalus kaga hadlay la wareegitaanka ciidamada mujaahidiinta ee deegaanka Tardo ee hoostaga degmada Moqokori, wuxuu sidoo kale sheekhu ka hadlay muhiimadda deegaankan iyo qabsashadeeda waxay uga dhigantahay mujaahidiinta iyo weliba murtadiinta.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga Hiiraan.