Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Sheekh Abuu Turaab Oo Ka Warbixiyay Camaliyaadkii Doolow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Sheekh Abuu Turaab Oo Ka Warbixiyay Camaliyaadkii Doolow.

June 7, 2023

Sheekh Aadan Sahal Abu Turaab waaliga wilaayada islaamiga ee Gedo ayaa waraysi uu siiyay Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan kaga warbixiyay camaliyaadkii lixaadka lahaa ee ay mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga xabashida ee degmada Doolow.

Sheekh ayaa ugu horrayn bogaadiyay camaliyaadkii waawaynaa ee ay mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhigyadii saliibiyiinta Yugaandha ee degmada Buulo-mareer ee ka tirsan Sh/hoose  iyo kan Riddada ee degaanka Masagawaay ee wilaayada Galgaduud, waaliga ayaa sidoo kale faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay camaliyaadkii gilgilay saldhigga ciidamada xabashida ee Doolow kuwaas oo khasaare lixaad leh lagu gaarsiiyay saliibiyiinta Itoobiya.

Sheekh Abuu Turaab ayaa sheegay in khasaare lixaad leh camaliyaadkii maanta lagu gaarsiiyay saliibiyiinta Itoobiya taas oo keentay inay jaaraan isgaarsiinta si ay u qariyaan khasaaraha baaxada leh, balse ay magaaladu kasoo degteen diyaarado dhowr ah kuwaas oo goobta ka daabulay bakhtiyada iyo dhaawacyada, sidoo kale waaliga ayaa sheegay in ciidamada xabashida ay saddex qof oo shacab ah ku dileen Doolow ka dib camaliyaadkii lagu weeraray saldhiggooda.

Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga WI Gedo.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/06/Wareysi_Qaraxyadii_Doolow_Waaliga_Gedo_Sheekh_Aadan_Sahal_Abuu_Turaab.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-11-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-11-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-02-1447-Hijri.

July 28, 2025
Ciidanka Itoobiya Oo Doolow Ku Weeraray Maleeshiyada Sirdoonka Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Oo Doolow Ku Weeraray Maleeshiyada Sirdoonka Kooxda Gurguurte.

July 28, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-02-1447-Hijri.

July 27, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada