Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarkii cagmarinta ee ay saaka ciidamada mujaahidiingtu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Weerarkan cagmarinta ah oo si wayn loogu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta waxaa Allaah fadligiis lagu dilay 26 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay tiro intaasi ka badan oo uu ku jiro taliye ku xigeenka ciidanka lugta Riddada General Cabdulaahi Aden xuseen (Ciro ).
Haddaba si aad u hesho faahfaahin intaas ka badan halkan ka dhagayso.