Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Taliyihii Maleeshiyaadka Gorgor Oo Maydkiisa Looga Cararay Awdheegle.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Taliyihii Maleeshiyaadka Gorgor Oo Maydkiisa Looga Cararay Awdheegle.

September 10, 2023

Waxaa iska soo daba dhacaya wararka la xiriira khasaaraha murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay degmada Owdheegle ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo ay murtadiintu uga carareen maydadka saraakiil sar sare.

Saraakiisha ay maleeshiyaadka murtadiintu kaga carareen gudaha degmada waxaa ka mid ahaa taliyihii ururka 2-aad ee maleeshiyaadka Riddada Gorgor, kaasi oo lagu magacaabi jiray Yuusuf, abaanduulihii maleeshiyaadka Riddada ee ku sugnaa Owdheegle ayaa sidoo kale ka mid ahaa saraakiisha Riddada ee lagu dilay weerarkan cagmarinta ah, kuwaas oo ay murtadiinta uga carareen gudaha degmada.

Maydadka maleeshiyaad kale oo fara badan ayaa daadsan gudaha degmada Owdheegle, taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa si horudhaca ah u xaqiijiyay in weerarkaasi lagu dilay 59 xubnood oo murtadiin ah.

Halkan Ka Dhagayso  Ismaaciil Oo ka Warbixinaya.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/09/Ismaaciil-Awdheegle-4-.mp3

 

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Faahfaahinno Dheeraad Ah Oo Laga Helay Weerarkii Cagmarinta ahaa.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-02-1445 Hijri.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Lala Xiriirinayo Dabkii Lagu Hanti-beelay Ee Ka Kacay Suuq-bacaad.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Lala Xiriirinayo Dabkii Lagu Hanti-beelay Ee Ka Kacay Suuq-bacaad.

August 5, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-02-1447 Hijri.

August 5, 2025
Qarax Sarkaal Kenyan Ah Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Sarkaal Kenyan Ah Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afmadoow.

August 5, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada