Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Waa Sidee Xaaladda Maanta Ee Buulo-mareer?.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waa Sidee Xaaladda Maanta Ee Buulo-mareer?.

May 27, 2023

Waxaa maalintii labaad deggan xaaladda magaalada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose, ka dib markii ay halkaasi weerar culus oo ku billowday camaliyaad Istish-haadi ah ka fuliyeen cutubyo ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta oo cagta mariyay ciidamadii kuffaarta Yugaandha ee ku sugnaa Buulo-mareer.

Wararka maanta ka imaanaya magaalada Buulo-mareer ee wilaayada Sh/hoose ayaa sheegaya in waaberigii 2-aad uu maanta shacabka magaaladaas u baryay iyagoo hoos harsanaya harka shareecada islaamka, waxaa dib usoo noqday isku socodkii dadka iyo kan gaadiidka, ganacsiga magaalada ayaa sidoo kale dib usoo noqday, maamulka magaalada waxaa maalintii si rasmi ah gacanta ugu haya maamulka wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose, ka dib markii halkaasi laga xoreeyay saliibiyiinta Yugaandha.

Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa xaqiijinaya in bakhtiga ciidamada kuffaarta Yugaandha uu weli dhex daadsan yahay halkii lagu xasuuqay oo ah xerada ciidanka, waxay wararku intaas ku darayaan in maydad hor leh laga helay dhulka howdka ah kuwaas oo loo badinayo inay yihiin ciidanka Yugaandha ee isku dayay inay xerada ka baxsadaan iyagoo dhaawacyo qaba, kuwaas oo ay maanta maydadkooda dhulka howdka ah ku feenanayaan duurjoogta.

Dhagayso Qof goobjooge ah Oo Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan uga warbixyay xaaladda maanta ee Buulo-mareer.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/05/Wareysiga_ruux_saakay_jooga_magaalada_Buulo_mareer_27_05_2023.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -07-11-1444-Hijri.
Next: Uganda Oo Cambaareysay Howlgalkii Askarta Badan Looga Dilay Ee Buulo-mareer.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-03-1447 Hijri.

September 13, 2025
Weerar Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

September 13, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-03-1447-Hijri.

September 13, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada