Waaliga wilaayada islaamiga Banaadir Sheekh Muuse Cabdi Caraale ayaa waraysi uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxa uu kaga hadlay dhul-boobka xarkaha goostay ee madaxda kooxda Riddada Soomaaliya ay ka wadaan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Sheekh Muuse Cabdi Caraale ayaa si adag uga hadlay dhibaatooyinka iyo dhul-boobka uu wado madaxa kooxda Riddada murtad Xassan Gurguurte oo ay ugu dambeysay waayeelladii ay maleeshiyadiisu sida xun ugu jirdileen degmada Wardhiigley.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Sheekh Muuse Cabdi Caraale.