Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan, waaliga wilaayada islaamiga Hiiraan, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga Al-andalus kaga bixiyay howlgalkii millatari ee ciidamada mujaahidiintu ku xoreeyeen degmada Maxaas ee dhacda bariga wilaayada Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.
Halkan Dhagayso Waraysiga Al-andalus Sheekh Abuu Nabhaan.