Waaliga wilaayada islaamiga Sh/hoose, Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan ayaa waraysi uu siiyay idaacadda islaamiga Al-furqaan kaga warbixiyay weerarkii cagmarintii ahaa ee ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Halkan Ka Dhaagsyo Waraysiga Waaliga Sh/hoose.