Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan Waaliga Wilaayada Islaamiga Sh-hoose ayaa waraysi uu siiyay idaacadda islaamiga Al-furqaan kaga warbixiyay, dagaalladii maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamo huwan ah oo isugu jiray saliibiyiintaUganda iyo murtadiinta ku dhexmaray duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh-hoose.
Khasaaraha gaaray ciidamada huwanta ah ayuu si gaar ah kaga hadlay waaligu, wuxuuna sheegay inuu kor udhaafayo 100 askari, marka laga hadlayo dhimashada iyo dhaawaca.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Waaliga Sh/hoose.