Maamulka idaacadda islaamiga Al-adalus ayaa xaruntii 12-aad oo idaacaddu ku leedahay wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka hirgelisay degmada Xagar ee dhacda wilaayada Jubbada hoose, bulshada magaaladan ayaa sheegay inay baahi wayn u qabeen inay helaan idaacad islaami ah oo ka haqab tirta baahinta wararka sugan ee dalka iyo dibadda.
Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda Cusub Ee Xagar.