Barnaamijka (هذا خلق الله) ama (Kani waa abuurista Alle) waa barnaamij aad u xiiso badan oo ximbaarsan xigmad iyo Cibro, kaasi ka mid ah barnaamijyada gaarka ah ee bishan barakaysan ee Ramadaan ay diyaarisay sidoo kalena dhageyteyaasheeda ugu talagashay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus.
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 19-aad ee Barnaamijka.
Halkan Ka Dhagayso Xalqada 20-aad ee Barnaamijka.