Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso+Akhriso Bayaan: 89 Xubnood Oo Lagu Dilay Howlgalkii Janaay Cabdalle.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso+Akhriso Bayaan: 89 Xubnood Oo Lagu Dilay Howlgalkii Janaay Cabdalle.

March 7, 2023

Taliska ciidamada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalkii aadka u xooggaanaa ee ay mujaahidiintu saaka kula jarmaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ay ka deganaayeen deegaanka Janaay Cabdalle ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku xaqiijiyay in howlgalkaasi laxaadka leh lagu beegsaday maleeshiyaadka Riddada ee sida gaarka u hoostaga Maraykanka ee Danab loogu yeero, kuwo Imaaraatka u shaqeeya, kuwa maamulka Riddada ah ee Jubbaland  iyo maleeshiyaad kale oo hoostaga murtadiinta loogu yeero federaalka. waxaana howlgalkaas lagu dilay inka badan 89 xubnood oo murtadiin ah oo isugu jira sarakiil iyo maleeshiyaad gaadiidkii xerada dhex yiilay ayaa dhammaan soo galay gacanta mujaahidiinta.

Taliska ayaa sidoo kale faahfaahiyay howlgallo kale oo barbar socday duullaankii Birta dheer kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo saldhigyo ciidan kulahaa duleedyada magaalada Kismaayo.

Bayaanka Taliska oo uu ku saxiixnaa afhayeenka ciidanka Sh Cabdicasiis Abuu Muscab waxaa lagu yiri “Ciidamada Mujaahidiintu waxay saakay oo Talaado ah weerar lixaad leh ku qaadeen saldhiga ciidamada ridada ah ay dhawaan ka samaysteen deegaanka Janaay cabdalle ee duleedka degmada Kismaayo. Halkaas waxaa ku sugnaa ciidamo kala duwan oo kuwa ridada ah sida kuwa Maraykanku leeyahay ee Danab loogu yeero, kuwo Imaaraatka u shaqeeya, kuwa maamulka ridada ah ee Jubaland loogu yeero iyo qaar hoostaga murtadiinta loogu yeero federaalka . Weerarka oo billawday xilligii salaada Fajarka waxaa ay ciidamada Mujaahidiintu dhawr jiho ka weerareen fariisimayaasha cadawga ee Janaay cabdalle, waxaana Ilaahay mahadiis dagaal xooggan kadib ciidamada Tawxiidka u suurtagashay inay jebiyaan maleeshiyadii ridada, ayna si buuxda gacanta ugu dhigaan saldhigii ridada ee Janaay cabdalle. Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxay dagaal kala hortageen ciidamo murtadiin ah oo ku sugnaa deegaanada Baar-sanguuni, buundada Daariq, Siin-gallayr iyo Yoontooy kuwaas isku deyay inay u gurmadaan murtadiinta lagu weeraray Janaay cabdalle. Khasaaraha dhimashada ee cadawga soo gaaray inta hada aan ognahay waa 89 iskugu jirta askar iyo saraakiil. sidoo kale waxaa ay ciidamada Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen dhamaan gaadiidkii dagaal ee cadawga u yaallay saldhiga Janaay cabdalle kuwaas oo tiradoodu ahayd 20 gaari. Waxaa iyaguna jira hub iyo saanad ciidan oo aad u farabadan oo ay ciidamada Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen. Faahfaahin intaas ka badan dib ayaan kasoo gudbin doonaa insha-Allaah”.

Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Taliska Oo Mp3 Ah.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/03/taliska-ciidanka-oo-hadlay-feysal.mp3

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Andalus Oo Tabin Toos Ah Ku Samaynaysa Howlgalka Birta Dheer.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-08-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Ramadaan-1447-Hijri

March 2, 2026
Akhriso Xogta Xildhibaan Kenyan Ah Iyo Rakaab Kale Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Xildhibaan Kenyan Ah Iyo Rakaab Kale Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed.

March 2, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 12-aad}.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Andalus {Xalqada 12-aad}.

March 2, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada