Abwaan Cumar Budul oo kamid ah Sugaanyahanlayda Soomaaliyeed ayaa mariyay gabay cusub oo uu uga hadlayo dabadhilifnimada wadaada xumayaasha la shaqeeya shisheeyaha dalka kusoo duulay.
Gabaygan oo ah mid qiima badan ayaa si kooban shacabka Soomaaliyeed ugu baraarujinaya kuwa magaca diinta ku qaraabta ee gummeystaha sharciyadda beenta ah siiya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Gabayga Wadaad Xumo.