Idaacada Islaamiga Ah ee Al-andalus ayaa baahisay barnaamij gaar ah oo xiisa gaar ah xambaarsan, Waxaa barnaamijkan loogu magac daray halyeygii amiirka ahaa.
Barnaamijkan ayaa lagu soo gudbiyay taariikhda dahabiga ah ee uu lahaa amiirkii Mu’miniinta Al-mullah maxamed cumar oo ah mujaahid ay hooyooyinka muslimaatka ee zamankan nool ay ka caajiseen in isaga oo kale ah ay dhalaan, Waana amiirkii hore iyo aas aasihii imaarada Islaamiga Afghanistan oo ah imaaradii ugu horeysay ee dhulka korkiisa laga dhisa kadib burburkii khilaafadii cusmaaniyiinta.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Halyeygii Amiirka Ahaa.