Idacaadda Islaamiga Andulus ayaa baahisay dardaaranka mid ka mid ah halyeeyadii fuliyay weerarkii xooganaa ee dhawaan lagu qaaday Hoteelka SYL ee Muqdisho.
Al-istish-haadi Muxamed Maxamuud Cabdi oo ku magac dheeraa Saadaq wuxuu ahaa geesigii hoggaaminayay Mujaahidiintii fuliyay weerarkii Hotelka SYL kaas oo lagu dilay saraakiil iyo xubno badan oo Ridaa ah.
Saadaq wuxuu kasoo jeedaa Beesha Xawaadle gaar ahaa Reer Ugaas, wareysi laga duubay ka hor intii uusan weerarka fulin ayuu uga warramay arrimo badan oo ku aaddan sababta uu u go’aansaday in uu weerarkan qaado.
Halkan Ka Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Muxamed Maxamuud.
Calamada.com