Maalinta barri ee isniinta ah waxay ku beegantahay sagaalaadka ama 9-ka bishaan Dul-xijjah waxayna Xujeyda beydka Allaah ay istaagayaan banka Carafah waxey maalintaasi tahay maalin fadli badan xambaarsan.
Sheekh Jaamac Cabdisalaan oo ka mid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa si aad ah kaga hadlay fadliga ay xambaarsan tahay maalinta Yowmu Carafah isagoona dadka Muslimiinta ee aysan u suura galin iney Xajiyaan kula dardaarmay iney ka faa’ideystaan Yowmu Carafah islamarkaana ay soomaan.
Halkan Ka Dhagayso Fadliga Soonka Maalinta Carafo.
Calamada.com