Mu’assasada warbaahineed ee As-saxaab oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare, kaas oo lagu bogaadiyay weerarkii cuslaa ee Manda Bay oo 10kii Jamaadul Awal rag katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada Maraykanka ee Laamu.
Bayaanka ayaa lagu sheegay in Mujaahidiinta AlQaacida ay si adag u bogaadinayaan weerarkaas iyo kaalinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku leedahay dardar gelinta howlgalka Qudus Lama Yahuudiyeynayo ee ay ku dhawaaqday Al-Qaacida.
Halkan Ka Dhageyso Bayaanka Oo Af-somali Lagu Tarjumay.
Halkan Ka Akhriso Bayaanka Oo Carabi Ah.
Calamada.com