Mu’assasada Al-kataa’ib Garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa ballan qaaday in Saacadaha soo socda baahindoonta Filim Cusub oo Muhiimad gaar ah xambaarsan.
Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Googoos gaaban oo ka hadlaya Filimka iyo Waxa lagu soo bandhigayo.
Filimkan cusub ayaa lagu soo bandhigayaa Xasuuqa Dowladda Saliibiyadda Mareykanka ku heysa dadka Shacabka Muslimiinta oo si xiriir ah Diyaaradaheeda ugu duqeyso.
Sidoo kale Filimka waxa uu is dul taag ku sameeynayaa Gazwadii Barakeysneed ee Bil ka hor Ciidamada Katiibada Istish haadiyiinta ee Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen Xerada Bilidoogle oo ah Saldhiga ugu weyn ee Mareykanka uu ka sameystay dalka Somalia.
Filimka waxaa kasoo muuqanaya Halyey-yadii fuliyay Weerarkii Barakeysnaay ee Bilidoogle, Waxaa Sidoo kale Filimka markii ugu horeysay kasoo muuqanaya Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeydah Xafidahullaah waxa uuna Amiirka sagootinayaa Raggii fuliyay Camaliyaddii Bilidoogle.
FG-ah Xogtan ku aadan Filimka cusub ee ay ballan qaaday Mu’assasada Al-kataab ee aan idiin soo gudbinay waxa ay ku jiraan Googooska ay baahisay Idaacadda Islaamiga Al-andalus waxaa Goosgooska Filimka ka heli kartaan Warka Subax ee Andalus.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subax.
Halkan Ka Booqo Pag-ka Calamada Ee Telegram-ka.
Calamada.com