Dhacdadan Naxdinta leh waxa ay ka dhacday Gudaha Degmada Awdheegle oo ka mid ah Goobaha Cadowga Allaah duulaanka kaga suganyahay Wilaayada Shabeelada Hoose.
Sarkaal ka tirsan kooxda Ridada Somalia ayaa gudaha degmadaasi si xoog ah ugu kufsaday mid ka mid ah haweenka Muslmaatka ee ku dhaqan degmadaasi,iyadoona arintaan ay si aad ah uga argagaxeen Bulshada ku nool degmadaasi.
Ninka ay u dhaxday ama ay Xaaska u tahay Haweeneydaan uu kufsaday Sarkaalka Murtadka ah ayaa ka hadlay Falkan Naxdinta leh ee uu Xaaskiisa kula dhaqaaqay Sarkaalka Murtadka ah.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.
Calamada.com