Iyadoo Maanta ay tahay Maalin Axad ah Taariikhduna ay tahay 02-Bisha Muxaram-Sanadka Cusub ee 1441-Hirjiyada Islaamka waxaa Maalintii Shalay oo Sabti Aheed Muslimiinta Caalamka guda galeen Sanad cusub kaasi oo ah 1441-Hijri.
Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxman Allaah ha dhowra waxa uu ka mid yahay Culimada Diinta Islaamka ee ku sugan Saaxada Jihaadka Waxa uu jeediyay Kalimad kooban oo ku aadan Taariikhda Hijriyada Islaamka.
Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Sheekh Nuur Mucalim Cabdi Raxman.
FG-ah Kalimaddan Waxaa Baahisay Idaacadda Diiniga Al-furqaan.
Calamada.com