Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa Dowro diini ah usoo xirtay Afar boqol oo kamid ah odayaasha dhaqanka Beesha Cabdulle Galmaax oo Abgaal katirsan.
Sheekh Yuusuf Ciise Kaba kutukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa kalimad muhiim ah ujeediyay Odayaashii xafladda loosoo xiray isagoo ku guubaabiyay ku dheganaashiyaha Towxiidka.
Waaliga ayaa sharraxaad dheeraad ah ka bixiyay cidda uu u dhaxeeyo loollanka ka socda dalka Soomaaliya waxaa kale oo uu Odayaasha usoo bandhigay dacaayaadka iyo ishaacaadka uu cadowgu ka faafiyo Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Kalimadda Waaliga Shabeelada Dhexe.
.masha allh may tolkega allow ansaar idinka yeel