Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade oo ah Waaliga Sh/dhexe ayaa bixiyay wareysi xasaasi ah oo uu uga hadlayo arrimo muhiim ah.
Dowladda Federaalka,maamulka Hirshabelle iyo ciidamada shisheeye ee AMISOM ayuu ku eedeeyay in ay hubka isugu dhiibayaan qabaa’illada Sh/dhexe iyo Hiiraan deggan.
Kaba Kutukade ayaa si waafi ah uga warbixiyay xaaladda gobolka iyo dib uheshiisiinta ay dhax dhigeen qabaa’iilada dega Shabeelahad ehxe iyo Hiiraan.
Shacabka Soomaaliyeed ayuu uga baaqay in ay ka qeyb qaataan halganka Jihaadiga ah ee ka socda dalka Soomaaliya ayna iska xureeyaan gummeystaha soo duule ee cuuryaaminta ku haya dhaqaalaha iyo wax soo saarka dalka.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Shabeelada Dhexe.