Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac+Goobaha Ay Ka Kala Dhaceen.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac+Goobaha Ay Ka Kala Dhaceen.

April 25, 2022

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Waxey 24-saac ee u dambeysay fuliyeen howlgala kala duwan oo khasaara dhimasho,dhaawac iyo burbur gaadiid lagu gaarsiiyay dowlada federaalka iyo shisheeyaha soo duulay.

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal ku qaadeen fariisinka ridada ee isgoyska Carafaat ee degmada Yaaqshiid

Isla Banaadir waxey ciidamada Mujaahidiintu howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen suuqa bakaaraha ee Muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Maslax.

Isla Banaadir waxey ciidamada Mujaahidiintu weerar toos ah ku qaadeen xarunta maamulka murtadiinta ugu magacaaban deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho.

Isla Banaadir gaari ay la socdeen maleeshiyaat Murtadiin ah ayaa lagu qarxiyay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay 2 Askari oo murtadiin ah, halka gaariga Qaraxa lala beegsaday ay soo gaartay waxyeello.

Jubbooyinka.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta kenya ee deegaanka Hoosingow.

Isla Wilaayada Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Cabdalle Biroole ee duleedka magaalada Kismaayo.

Isla Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Kufaarta Kenya ee deegaanka Taabto.

Isla Jubbooyinka waxey Mujaahidiintu xalay weerareen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Sigaleer ee duleedka magaalada Kismaayo.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey Xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee xaafada Bakiin ee magaalada Baydhabo.

Dagaalkaas waxaa ku dhaawacmay Labo murtad oo mid taliye Unug yahay.

Isla Baay waxey mujaahidiintu xalay weerar toos ah ku qaadeen xerada Murtadiinta ee maaya fuulka Baydhabo.

Shabeelada hoose

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay fiidkii hore madaafiic ku garaaceen saldhiga murtadiinta D/awdheegle

Waxaa duqeyntaas ku dhaawacmay Afar murtad .

Isla Shabeelada hoose waxey Ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga Kufaarta afrikaanta ee deegaanka Laanta buure.

Isla Shabeelada hoose Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeen hore dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta ee deegaanka Shalambood.

Hiiraan.

Mujaahidiintu waxey saacadihii lasoo dhaafay gudaha magaalada Beledweyne qarax kula beegsadeen gaari uu la socday taliyaha saldhiga galbeed ee beledweyne murtadka lagu magacaabo Garaad Cabdi xaashi.

Taliyaha qaraxa waa ka badbaaday balse waxaa ku dhaawacmay ku xigeenkiisa oo lagu magacaabo Ciyow iyo 2 askari oo ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah gaarigiina waa burburay.

Shabeelada dhexe.

Qarax shalay galab ka dhacay Bar- Control oo ku taalla gudaha magaalada Jowhar ayaa waxaa ku dhimatay 4 Askar oo Murtadiin ahi, halka mid kalana uu ku dhaawacmay

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: DHAGEYSO: Dersiga 21-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.
Next: DHAGEYSO: Dersiga 22-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-09-1447 Hijri.

March 7, 2026
Ergaygii Urur-gaalleeda Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Somalia Oo La Beddelay.
  • Allposts
  • Warar

Ergaygii Urur-gaalleeda Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Somalia Oo La Beddelay.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Ramadaan-1447-Hijri

March 7, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada