Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso WI Galgaduud Oo Dib U Dhistay Buundada Magaalada Ceelbuur.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso WI Galgaduud Oo Dib U Dhistay Buundada Magaalada Ceelbuur.

October 30, 2017

Buundadaan oo iyadu ah mid Istiraatiiji ah iskuna xirta xaafadaha kala duwan ee magaalada Ceelbuur ayaa gabi ahaan burburtay mudadii Saddex-da sano aheed ee ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya duulaanka ku joogeen magaalada Ceelbuur kuwaasi buundada si xaasidnimo ah u burburiyay.

Isticmaalka Buundadan ayaa muhiimadeeda waxaa si aad ah loo dareemaa waqtiyada laguda galo xilli Roobaadyada oo Barxadaha ay caanka ku tahay magaalada Biyo fadhiistaan,iyadoona xilligaan oo lagu guda jiro waqti roobaadka xilliga Deyrta ayaa barxadahaasi waxaa fadhiistay biyaha roobab maamlihii lasoo dhaafay si aad ah uga da,ay magaalada iyo deegaanada hoostaga.

Wilaayada Islaamiga Galgaduud iyo bulshada ku dhaqan magaalada Ceelbuur ayaa iska kaashaday dayactirka iyo dib u dhiska Buundadan oo la jooga xilligii sida aadka ah loogu baahi qabay isticmaalkeeda.

Maalmo ka hor ayaa si toos ah loo soo gaba gabeeyay dayactirka Buundada,iydoona waqti xaadirkan dadka iyo gaadiidka si toos ah ay u isticmaalayaan Buundadan Muhiimka u ah magaalada Ceelbuur.

Nabadoon Cabdi Cabdulle Wahliye oo ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka magaalada Ceelbuur oo la hadlay warbaahinta ayaa xusay in Allaah Fadligiisa iskaashi weyn oo ay sameeyeen WI Galgaduud iyo bulshada magaalada Ceelbuur ugu dambeyntii lagu guuleystay dib u dhiska iyo dayactirka Buunadada magaalada Ceelbuur taasi oo si xaasidnimo ah ay u burburiyeen ciidamadii Kufaarta Xabashida Itoobiya ee muddo Sideed Bilood iyo Maalmo ka hor isaga caga cararay magaaladaasi.

Dayactirka Buundooyinka,dib u dhiska wadooyinka,waraabinta Beeraha,adeegyada Caafimaadka,midka Waxbarashada iyo u gurmashada dadka masaakiinta ah ayaa qeyb ka ah adeegyada kala duwan ee Mujaahidiinta Xarakada Alshaabaab ay u qabtaan bulshada Muslimka ah ee k u dhaqan Wilaayaatka Islaamiga dalka Somalia.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Mid Ka Mid Ah Odayaasha Ceelbuur.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Shisheeye Oo Isaga Cararay Deegaan Istiraatiiji Ah.
Next: Guddiga Doorashada Kenya Oo Ku Dhawaaqay Inuu Doorashada Ku Guuleystay Uhuru Kenyatta.

Related Stories

Ergaygii Urur-gaalleeda Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Somalia Oo La Beddelay.
  • Allposts
  • Warar

Ergaygii Urur-gaalleeda Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Somalia Oo La Beddelay.

March 7, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Ramadaan-1447-Hijri

March 7, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Dastuur Gaaleedka Cusub Uu Siinayo Muddo Kordhin.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay In Dastuur Gaaleedka Cusub Uu Siinayo Muddo Kordhin.

March 7, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada