Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhalinyarada Ay Puntland Ku Toogatay Gaalkacyo Ma Al-Shabaab Baa?. Xog Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhalinyarada Ay Puntland Ku Toogatay Gaalkacyo Ma Al-Shabaab Baa?. Xog Muhiim Ah.

July 8, 2021

Waxaa isbuucyadii lasoo dhaafay aad loo hadal hayay wararka kasoo baxayay maamulka Puntland ugu magacaaban magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kaas oo dhalinyaro ku laayay magaalada.

Maamulka Puntland ayaa ku tilmaamay dhalinyaradaas inay ahaayeen dagaalyahano Al-Shabaab ah oo ka hawgeli jiray magaalada Gaalkacyo isla markaana ay fuliyeen dilal loo gaystay masuuliyiin, Saraakiil, askar iyo shacab ku sugnaa magaalada Gaalkacyo sida ay hadalka u dhigeen, Dhalinyarada qaarkood ayaa waxaa lasii daayay muuqaallo hore looga sii duubay iyagoo qiranaya qaar kamid ah falalka la sheegay in ay gaysteen.

Hadaba Shabakada Wararka SomaliMeMo ayaa u kuurgashay xogta hoose ee dhalinyaradaan lagu laayay Gaalkacyo, Waxaa ay la xiriirtay masuuliyiin ka tirsan Jihaazka Amniga Xarakada Al-Shabaab kaas oo ay Puntland sheegtay in ay isaga ka tirsanaayeen xubnana ka ahaayeen.

Sarkaal sare oo ka tirsan Jihaazka Amniga Al-Shabaab qaybtiisa ka hawlgasha gobolka Mudug ayaa u xaqiijiyay SomaliMeMo in 21 qofood ee maalintii Axadda taariikhduna ahayd 27 bishii lasoo dhaafay ee Juun 2021 lagu dilay Puntland aysan wax shaqa ah ku lahayn Xarakada Al-Shabaab.

” Maamulka ridada ah ee isku magacaabay Puntland wuxuu dilay 21 qofood. 18 waxaa lagu dilay Gaalkacyo, halka 3 kalena lagu dilay meelo kale. Dadkaas la dilay dhamaantood wax xubinimo, xiriir ama shaqo ah lama aysan lahayn Mujaahidiinta ” Sidaas waxaa SomaliMeMo u sheegay sarkaalka ka tirsan Jihaazka Amniga Al-Shabaab ee ka hawlgala Mudug.

Sidoo kale dhamaan qaybaha kala duwan ee Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayuu sarkaalku sheegay in aysan jirin wax xiriir ah oo kala dhexeeyay raggaas maamulka Puntland uu ku laayay Magaalada Galkacyo iyo meelo kale.

SomaliMoMo waxay sidoo kale ogaatay in 8 dhalinyaro ah oo maalinkii shalay oo arbaco ahayd lagu xukumay dil toogasho ah laguna eedeeyay in ay Al-Shabaab yihiin aysan wax shaqo, xiriir ama xubinimo ah lalahay jihaadiyiinta.

Sida ay sheegayaan xogo hoose oon ka helnay ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxaa jira dhalinyaro kale oo la doonayo in iyagana dilal toogasho ah lagu xukumo kuwaas oo ku jira gacanta maamulka Puntland.

Qorshahaan lagu xasuuqayo dadka dhalinyarada ah badankoodna kasoo jeeda Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa fikirkiisa iskaleh nin lagu magacaabo Cabdi Ladiif Muuse “Sanyare” kaas oo maamulka Puntland ugu magacaaban Gobolka Mudug. Qaqabashada dhalinyarada, jirdilkooda, duubista qiraallada xoogga looga keenay iyo dilkoodana waxaa qaabilsan Maleeshiyaat Maraykanku tababaray oo saldhig ku leh magaalada.

Arrintaan ayaa sida aan ku ogaanay baaris dheer oon ku samaynay waxaa looga golleeyahay arrimo ay ka mid yihiin in lagu cabsi geliyo qabaa’ilka iyo dadka ku dhaqan deegaannada Puntland kuwaas oo uu maamulka Puntland dhawr jeer ku eedeeyay inay xiriiro la sameeyeen Al-Shabaab, qaar kamid ah odayaasha qabaa’ilka halkaas deganna uu maamulku sheegay in ay koonfurta Soomaaliya u safreen hishiisyana lasoo galeen Xarakada Al-Shabaab.

Qaar ka tirsan dhalinyarada la toogtay ayaa la sheegay in ay ehelo dhow yihiin rag ka tirsan dad uu maamulku ku tuhmayo in ay kamid yihiin odayaashii iyo ganacsatadii kasoo jeeday Puntland ee uu maamulku ku andacooday inay Al-Shabaab hishiis lasoo galeen.

Xogo kale oo muhiim ah ayaa sheegaya in gummaadka uu maamulka Puntland kula kacayo maxaabiista ku jira xabsiyadiisa ay tahay jawaab uu ka bixinayo weerarkii dhawaan Al-Shabaab ay ku qaadeen xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso halkaas oo ay jihaadiyiintu kasii daayeen 400 oo maxaabiis ah.

Xasuuqa uu Maamulka Puntland u geysanayo dadka shacabka ah ee aan wax xiriirka ah lalahayn Al-Shabaab ayaa hadal-hayn badan iyo dhiillo ka abuurtay guud ahaan geyiga Soomaaliyeed, gaar ahaan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya halkaas oo ay kasoo jeedaan inta badan dhalinyaradaas la beegsanayo.

Xigasho SomaliMemo

Halkan Kaga Biir Boggeenna Cusub Ee Telegram-ka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Koonfurta Soomaaliya.
Next: Guddoomiye Waaxeed Lagu Khaarajiyay Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 18-Ramadaan-1447-Hijri.

March 6, 2026
Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Duullaankii Badar Maalinkii Uu Alle Kala Saaray Xaqqa Iyo Baadilka [Warbixin].

March 6, 2026
Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Xalqada Saddexaad Barnaamijka Ramadaanka Iyo Jihaadka.

March 6, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada