Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dil Iyo Dagaal Ka Kala Dhacay Waabari Iyo Qoryooley.
  • Allposts
  • Warar

Dil Iyo Dagaal Ka Kala Dhacay Waabari Iyo Qoryooley.

December 5, 2019

Howlgal qorsheysan oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Waabari ee magaalada Muqdisho waxey ku dileen sarkaal ka tirsanaa dowladda Ridada federaalka.

Dilkan waxey ciidamada Mujaahidiinta u geysteen Murtad magaciisa lagu soo gaabiyay Shankar waxa uu sarkaalkaasi si gaar ah kaga tirsanaa qeybta Dhar cadka ee jawaasiista dowladda Ridada.

Dhanka degmada Qoryooley ee Wilaayada Shabeelada Hoose waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga iyo fariisimaha ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen degmadaasi.

Dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan waxeyna wararka hoose sheegayaan iney jirto khasaara Kufaarta iyo Murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.

Saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii qaraxyo ka dhacay goobo kala duwan oo Shabeelada hoose ka tirsan lagu dilay Gudoomiyihii Kooxda Ridada ugu magacownaa degmada Awdheegle iyo ku dhawaan Toban askari oo ka tirsan Murtadiinta.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dilka Muxamed Yarow.
Next: Dhageyso Culimaa’udiinka Soomaaliyeed Oo Ka Hadlay Murtad C/Raxman C/shakuur Iyo Xadiiska Uu Beeniyay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1446-Hijri.

June 22, 2025
Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Xero Ciidan Oo Kutaal Bariga Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Xero Ciidan Oo Kutaal Bariga Hiiraan.

June 22, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1446-Hijri.

June 21, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 19 aad)

June 20, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 18 aad)

June 16, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)

June 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)

June 9, 2025

Sawirro

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada