Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dilal Iyo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dilal Iyo Qaraxyo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

November 25, 2018

Xili ay sii kordhayaan howlgallada Mujaahidinta ay ka fulinayaan magaalada Muqdisho ayaa 24kii saac ee lasoo dhaafay Muqdisho waxa ka dhacay howlgalo isugu jira dilal qorsheysan iyo qaraxyo lagu weeraray xarumo maleeshiyaadka ay leeyihiin.

Weerarka Kowaad oo dil ah shalay ciidamada Mujaahidinta waxay ka fuliyeen qeybo kamid ah degmada Waabari ee magaalada Muqdisho halkaasi oo lagu Khaarijiyay askari katirsanaa maleeshiyadka Murtadiinta gaar ahaan kuwooda loogu yeero Police-ka.

Weerarka Labaad oo isna dil ah ciidamada Mujaahidinta waxey ku dileen  askari kale  oo ka tirsanaa Murtadiinta Booliska kooxda Ridada Somalia, iyadoo si gaar ah uu kaga dhacay nawaaxiga xaafada Albarako ee magaalada Muqdisho.

Howlgalka Saddexaad oo ahaa qarax xalay ciidamada Mujaahidinta ee ka howlgala Wilaayada Banaadir waxay ku beegsadeen maleeshiyaad Murtadiinta ka tirsan oo ku sugnaa xarunta degmada Hodan, waxaana ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan lasoo gudbin tirade waxyeelada ee maleeshiyaadka qaraxa kasoo gaaray.

Weerarka Afaraad waxey ciidamada  Mujaahidinta u adeegsadeen qarax xoogan kaas oo lagu beegsaday isku imaatin maleeshiyaadka kooxda Ridada ay kaga sugnaayaan xaafada Kaawo_Godey ee magaalada Muqdisho.

Xigasho Radio Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Duleedka Balcad.
Next: Dibad Baxyo Rabshada Wata Oo Gilgilay Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Faransiiska.

Related Stories

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Inghimaasigii 4-aad Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Xarunta Godka Jilicoow.

October 4, 2025
Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Walaal Inghimaasi Ah Oo Godka Jilicow Ugu Khudbeeyay Maxaabiis Muslimiin Ah.

October 4, 2025
“Hawlgalka U Gargaarka Kuwa Dulman” Oo Loogu Magac-daray Weerarka Ka Socdo Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

“Hawlgalka U Gargaarka Kuwa Dulman” Oo Loogu Magac-daray Weerarka Ka Socdo Muqdisho.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada