Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey gudaha Magaaladan Muqdisho markale ka fuliyeen dilal qorsheysan.
Howlgalka qorsheysan oo Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen Gudaha Suuqa weyn Bakaaraha ayey ku duleen Labo askari oo ka tirsan Maleeshiyaatka Dowladda Ridada Federaalka.
Labada Askari ee la dilay ayaa kala ahaa Boolis iyo Nabad sugid, Waxeyna Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Askartaasi ka toogteen qeybaha sare ee jirka
Saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin gudaha Degmada Dharkenley ay ku dileen Labo Sarkaal oo ka tirsan Saraakiisha Dowladda Ridada Federaalka.
Muuse Malaay.
Calamada Online
Mogadishu, Somalia
Halkan Ka Booqo Pag-ka Calamada Ee Telegram-ka.