Dilal qorshaysan oo lagu beegsaday saraakiil iyo ergay wax kasoo xulay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxey ka kala dhaceen wilaayaatka Banaadir iyo Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta barqadii xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid ku dilay Xuseen Ciidgale oo katirsanaa Ergada xildhibaannada baarlamaanka kasoo xulay dhanka deegaannada ‘Somaliland’.
Weerar kale oo xalay ka dhacay degmada Dharkeynleey ayaa lagu dilay sarkaal tababare melleteri ah kaasi oo magaciisa lagusoo gaabiyay Aadan Jiira Kuuloow.
Isla Gudaha magaalada Muqdisho waxey ciidamada mujaahidiintu shalay degmada hodan ku dileen askari ka tirsanaa ridada qorigii uu ku hubeysnaa wey ka furteen.
Dhanka degamda baraawe ee wilaayada shabeelada hoose waxey ciidamada mujaahidiintu agagaarka garoonka diyaaradaha degmadaas ku dileen askari murtad ah qori iyo boosh wey ka furteen.