Xaafada nasteexo ee degmada Wadajir ee magaaladan muqdisho waxaa ka dhacay dilal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab qeybta ka howlgasha gudaha wilaayada Banaadir.
Dilalkan qorsheysan waxaa loo geystay labo askari oo ka tirsanaa booliska kooxda ridada soomaaliya, Iyadoo raggii howlgalkan fuliyay goobta si nabad ah uga dhaqaaqeen.
Labada askari ee lagu dilay degmada wadajir waxaa lagu kala magacaabi jiray Cali maxamed nuur iyo Yuusuf eelaay, Waxeyna Mujaahidintu horay usii ganiimeysteen labadii qori ee ay ku hubeysnaayeen labada askari ee ay dileen.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey todobaadyadii u dambeeyay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah saraakiisha iyo askarta dowlada federaalka ee ay ka fulinayaan gudaha magaaladan Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.