Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarad Drone Ah Oo Lagu Gubay Wilaayada Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Drone Ah Oo Lagu Gubay Wilaayada Hiiraan.

December 13, 2019

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ah oo kusoo dhacday deegaan katirsan gobolka Hiiraan.

Wararka ka imaanaya duleedka degmada Buula Burde ayaa sheegaya in maanta duhurkii ay halkaas kusoo dhacday diyaarad Drone ah oo loo malaynayo in ay leedahay dowladda Mareykanka.

Diyaaradda ayaa kusoo dhacday dhul beereed ku dhow deegaanka Buurweyn oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed uga beegan degmada Buula Burde, Waxey dadka deegaanka xaqiijiyeen in ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ay diyaaradda soo dhacday dab qabadsiiyeen ka hor intii aysan halkaas gaarin ciidamada Jabuuti iyo maleeshiyaadka maamulka Hirshabelle.

Saacad kadib markii ay diyaaraddu dhulka kusoo dhacday ayay ciidamo Jabuutiyaan ah kasoo dhaqaaqeen degmada Buula Burde si ay diyaaradda oo nabad qabta uqaadaan balse xoogaga Al Shabaab oo uga hormaray ayaa dab qabadsiiyay sida ay noo sheegeen dadka deegaanka.

Saraakiil katirsan taliska ciidamada AFRICOM ayaa loo badinayaa in ay ciidamada Jabuuti amar kusiiyeen soo badbaadinta diyaaradda kusoo dhacday deegaanka Buurweyn balse waa ku guul darraysteen oo Al Shabaab ayaa diyaaradda dab qabadsiisay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maraykanka Oo Hakiyay Tababaradii Uu Dalkiisa Ku Siinayay Askarta Aala-Sucuud.
Next: Weeraro Ka Kala Dhacay Duleedyada Qoryooley Iyo Boosaaso.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-02-1447-Hijri.

July 27, 2025
Akhriso Xogta Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Hiiraan, Sh/hoose Iyo Laamu.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Culus Oo Ka Kala Dhacay Hiiraan, Sh/hoose Iyo Laamu.

July 27, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-02-1447-Hijri.

July 26, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada