Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Ingiriiska Oo Digniin U Jeedisay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Soomaaliya Uguna Baaqday Inay Si Deg Deg Uga Soo Baxaan.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Ingiriiska Oo Digniin U Jeedisay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Soomaaliya Uguna Baaqday Inay Si Deg Deg Uga Soo Baxaan.

June 14, 2018

Digniintaan oo kasoo baxday wasaarada arimaha dibada dowlada Ingiriiska ayaa lagu sheegay in ay jirto halis xooggan oo dhanka ammaanka ah soona wajahday muwaadiniinta wadankeeda ee ku sugan guud ahaan dalka Soomaaliya.

Warka kasoo baxay Dowlada Ingiriiska ayaa lagu sheegay in muwaadiniintooda ay halis ugu jiraan in ladilo ama la afduubto, halistaas oo ay ku sheegeen inay la wadaagaan muwaadiniinta kale ee reer galbeedka ah.

” Dhamaan muwaadiniinta Ingiriiska ah ee doonaya inay u safraan Soomaaliya waxaan u sheegeynaa inay ka joogsadaan, kuwa hada ku suganna waxaan ku amraynaa inay kasoo baxaan” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee kasoo baxay Dowlada Ingiriiska.

Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay inaysan awoodin inay caawiso muwaadiniinta wadankeeda ee ku sugan Soomaaliya hadii ay halis la kulmaan.

” Safaarada Ingiriiska ee ku taalla Muqdisho ma awooddo in ay wax gargaar ah idiin fidiso, hadii aad joogto meel walba oo kamid ah Soomaaliya, aadna u baahato in lagu caawiyo, lasoo xiriir safaarafa Ingiriiska ee ku taalla caasimada Kenya ee Nayroobi” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah.

Dowlada Ingiriiska ayaa safaarad- been-beeneey ah ku leh Magaalada Muqdisho, taas oo ku dhex-taalla Xerada ciidamada Kuffaatka ah ee Xalane, waana dhisme aanan lahayn wax muuqaal safaaradeed ah, balse kakooban qolal yar yar oo ay ku hareereysanyihiin jawaanno aad u waaweeyn oo ay carro ka buuxdo, kuwaas oo loogu tala galay inay gabbaad uga noqdaan madaafiicda iyo weerarada kale ee inta badan lala beegsado Xerada Xalane.

Weerarada ay ka casbi qabto dowlada Ingiriiska ayay ku sheegtay in muwaadiniinteeda lagula beegsan karo Xafiiskayada kooxda ridada ah iyo goobada ay iskugu yimaadaan dadka ajaanibta ah iyo kuwo ay ku sheegeen inay muhiim yihiin.

Boqolaal ka tirsan ciidamada Ingiriiska ayaa ku sugan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo taageero dhanka milatari siiya ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ah iyo maleeshiyaatka Murtadiinta. Lamna oga in digniinta kasoo baxday Wasaarada arimaha dibada ee dowladaas ay saamaynayso ciidamadaas qaybta ka ah duullaanka Saliibiga ah.

Dawlada Maraykanka ayaa iyadu horey usoo saartay digniin noocaan oo kale ah, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay soo aadaan ama kusii sugnaadaan Wadanka Soomaaliya sababo la xiriira ammaankooda daraadeed.

Dowladaha Reer galbeedka oo ay ugu horeeyaan Ingiriiska, Maraykanka iyo kuwa ku jira Midowga Yurub ayaa boqolaal muwaadiniintooda ah waxay ku suganyihiin gudaha Soomaaliya. Marka laga soo tago muwaadiniinta asal ahaan wadamadaas u dhashay ee ku sugan gudaha wadanka ayaa sidoo kale waxaa jira in inta ugu badan masuuliyiinta iyo horjoogayaasha kooxda Ridada ah ee Soomaaliya ay haystaan dhalashooyinka wadamadaas ayna u xibaabanyihiin inay muwaadiniin reer galbeed ah yihiin.

Madaxweynaha Kooxda Ridada ah ee Soomaaliya, Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa kamid ah Muwaadiniinta Maraykanka ah ee ku sugan Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha kooxdaas ninka lagu magacaabo Xassan Cali Khayre ayaa isaguna haysta dhalashada Wadanka Noorweey, halka inta badan wasiirada iyo xildhibaanada kooxdaas ay sidoo kale haystaan dhalashooyin reer galbeed ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dilal Qorsheysan Oo Ka Dhacay Gobalka Banaadir.
Next: War Gelen Ku Aadan Baadi Goobka Bilashada Bisha.

Related Stories

WAR SAXAAFADEED: “Weeraro Cagmarin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Warsheekh”.
  • Allposts
  • Warar

WAR SAXAAFADEED: “Weeraro Cagmarin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Warsheekh”.

January 18, 2026
Maleeshiyo Gurmad Ah Oo Kamiin Loogu Dhigay Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Gurmad Ah Oo Kamiin Loogu Dhigay Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Mujaahidiinta Oo Cagta Mariyay Saldhigyo Ciidan Oo Kuyaal Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Cagta Mariyay Saldhigyo Ciidan Oo Kuyaal Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada