Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Dowlada Kenya Oo Mamnuucday Dibad Baxyada Lagu Taageerayo Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Dowlada Kenya Oo Mamnuucday Dibad Baxyada Lagu Taageerayo Mucaaradka.

October 13, 2017

Dowladda Kenya ayaa ka digtay in ay dibadbaxyo ka dhacaan saddex magaallo oo ku yaalla wadanka, Iyadoona taageerayaasha mucaaradka uga digtay in ay isugu soo baxaan magaalooyinka waaweyn ee dalka si ay u dhigaan dibadbaxyo ay ku taageerayaan hogaamiyahooda.

Fared Matiyangi oo ah ku simaha waziirka Amniga gudaha ee dowlada Nasaarada Kenya ayaa amar ku bixiyey in aanan dibadbaxyo lagu dhigi Karin saddexda magaallo ee ugu waaweyn wadanka sida magaalada Nairoibi oo caasimada wadanka, Mombasa oo ah xarunta ganacsiga ee dalka iyo magaalada Kisumu oo ah magaalada saddexaad ee wadanka.

Kisumu waa magaalada uu ka soo jeedo Raila Odinga oo ah hogaamiyaha mucaaradka ee wadanka, Waxaana bishii August ka dhacay dibadbaxyo rabshadeysan oo lagu dilay tobanaan dad ah intii lagu gudajiray doorashadii lagu murmaray ee ka dhacday wadanka.

“ilaalinta nolosha iyo hantida dadka Kenyaatiga ah waa mid aanan gorgortan gali Karin” sidaas waxaa yiri Fared Matiyangi oo ah ku simaha waziirka Amniga ee Kenya, Wuxuuna sheegay in dowladu ay gabi ahaanba mamnuucday in dibadbaxyo lagu dhigo magaalooyinka waa weyn ee astaanta u ah ganacsiga wadanka.

Dalka Kenya ayaa sanadkan foodda geliyey rabshado ka dib markii mucaaradka uu sheegay in lagu shubtay doorashadii ugu dambeysay ee ka dhacday wadanka taas oo la sheegay in uu ku guuleystay madaxweynaha dalka Kenya Ra’ila Odinga.

Maxkamad sare ee dalka Kenya ayaa bishii la soo dhaafay Laashay natiijada ka soo baxday doorashadaas, islamarkaana ku baaqday in la qabto doorasho kale muddo 60 cisho gudahood ah.

Laakiin hogaamiyaha Mucaaradka Raila Odhinga ayaa todobaadkan isaga baxay doorashada ka dib markii uu sheegay in la iska dhaga tiray dalabaad uu hordhigay gudiga doorashooyinka, islamarkaana aanan diyaar loo ahayn in dalabaadkooda la aqbalo. Ka bixitaankiisa ka dib, waxay dowlada Kenya sheegtay in aanan loo dhutin doonin bixitaanka Raila Odinga, howshuna u socon doonto sidii loo qorsheeyey.

Tani ayaa markale xiisad ka kicisay gudaha wadanka, waxaana suuragal ah in ay dhacaan rabshado dhiig badan ku daato oo ay sameeyaan taageerasha mucaaradka oo dibadbaxyo waa weyn ka abaabulaya magaaloyinka wadanka.

Lama oga go’aanka dowlada Kenya qaadan doonta haddii taageerayaasha mucaaradka dhigaan dibadbaxyada, waxaase la filayaa in dibadbaxayaasha mucaaradka ay isugu soo baxaan magaalooyinka si ay u garab istaagaan hogaamiyahooda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Ka Wada Tirsan Dowlada Oo Muqdisho Ku Dagaalamay.
Next: Weerar Aska American Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Bartamaha Afghanistan.

Related Stories

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.
  • Allposts
  • Warar

Guddoomiyihii Buulo-mareer Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray Iyo Xerada Hiilweyne Oo La Duqeeyay.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri

March 10, 2026
Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada