Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Mareykanka Oo Lacagtii Ka Jaratay Kooxda Farmaajo.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Mareykanka Oo Lacagtii Ka Jaratay Kooxda Farmaajo.

December 16, 2017

Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijisay in ay joojisay taageero dhanka saadka ah oo ay siin jirtay maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee ka howlgala gobollada shabeelooyinka iyo magaalada Muqdisho, waxaa lalunsaday shidaal,raashin iyo hub mareykanku ugu talagalay in loo adeegsado dagaalka ka dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin.

Cabdi Xakiim Fiqi oo horay usoo noqday wasiirka G/dhigga DF-ka ayaa arrintan ku tilmaamay guul darro weyn oo usoo gashay dowladda Federaalka isagoo dhaliil ujeediyay madaxda ugu sarraysa DF-ka oo u sheegay in ay ku fashimeen dajinta nidaam hufan oo ka fog musuq maasuqa iyo wax isdaba marinta wuxuuna carabaabay in taageerada Mareykanka ee Maleeshiyaadka DF-ka ay muhiim gaar ah u laheyn dagaalka Ashahaadda ladirirnimo balse isagu uu ku sifeeyay ‘Howlgal argagaxiso ladirir ah’.

Sarkaal sare oo ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa VOA-da u xaqiijiyay, in Mareykanka uu hakinayo gargaarki uu siin jiray ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya.

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in ay go’ankan qaadatay kadib markii ay saraakiisha milatariga Soomaaliya marar badan ku guuldarreysteen isla xisaabtanka gargaarka lagu taakuleeyo ciidanka, sida cuntada, shidaalka iyo hubka.

Waxa kale oo uu Mareykanku sheegay in hakintani ay qeyb ka tahay sidii loo xaqiijin lahaa in kaalmada la siin jiray ciidanka Soomaaliya loo isticmaalay sidii loogu tala galay.

Dokuminti ay faafisay wakaalada wararka Reuters ayaa lagu sheegay,a in hogaanka milatariga Soomaaliya uu ku guuldareystay inuu si sax ah u bixiyo cuntada, qalabka iyo mushaarka ciidamada, xilli dowlada Mareykanka ay ku taageerto ciidamada Soomaaliya boqollaal milyan oo doollar.

Wakaaladda ayaa sheegtay in koox khubaro ah oo isugu jirta Soomaali iyo Mareykan ay booqdeeb illaa sagaal xero oo ay ciidanka DF-ka ku leeyihiin Soomaaliya bilihii May iyo June 2017, waxayna khubaradaasi soo ogaadeen in marka laga reebo 2 xero oo kaliya intii kale la waayay raashinkii iyo shidaalkii askartaasi cuneen.

Tani waa fadeexad hor leh waxaana larumeysanyahay in Boqolaal Milyan oo dollar ay jeebabkooda ku shubteen madaxda ugu sarraysa dowladda Federaalka, arrinta kale ee xusidda mudan ayaa ah in ciidanka DF-ka aysan mushaar joogta ah qaadan iyadoo la ogyahay in hoggaanka Villa Somalia uu bil walba lacago malaayiin dollar ah ka helo dowlado shisheeye iyo ilaha dhaqaalaha dalka sida garoonka diyaaradaha iyo dekadda caalamiga ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: 65 Qof Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Rabshado Ka Dhacay Deegaan Katirsan Dhulka Soomaaligalbeed.
Next: Dhageyso Darsiga 32-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-09-1447-Hijri.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada